Sunday, 27 November 2016

Facbook ayaa ku sheegay qofka aad tahay .



Qofkasta oo Facbook lihi ,ha ogaado in Facbookisu uu yahay meesha kaliya ee lagu ogaado lagana qiimeeyo ,qofka aqoontisa, garashadiisa iyo dhamaan akhlaaqiyaadkiisu i

Thursday, 24 November 2016

Facbook ayaa ku sheegay qofka aad tahay .

Qofkasta oo Facbook lihi ,ha ogaado in Facbookisu uu yahay meesha kaliya ee lagu ogaado lagana qiimeeyo ,qofka aqoontisa, garashadiisa iyo dhamaan akhlaaqiyaadkiisu inta ay gaadhsiisan yihiin.

Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey

Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey Qaybtii u danbaysay . Qisooyinkan noocan ahi ,waa kuwo ku badan bulshadeena aadna uga dhex dhaca,isla markaasi waxa ay u baahan yihiin in casharo laga barto,balse aan sheeko ahaan amma madadaalo aan loo qaadan. Waxaa halkii inooga sii socon doonta ,sheekadeenii ,taasi oo inoo maraysay ,gabadhii yarayd oo ku guulaysatay in ay suuqa badhtan kiisa ka qabato wadaadkeedii oo mudaba dhuumalaysi kaga jiray. Waxa kalee oo iyadana aynu ka warhaynay in labadoodiiba la isku geeyay saldhig boolis oo meesha ka dhawaa kadib markii dadkii iyo Boliskii goobta ugu yimi ay kaxeeyeen wadaadkii oo xaalkiisu kacsan yahay.

Wednesday, 23 November 2016

Abooyo iyo Abaayo caybaan u aqaana midna haygu odhan

Wakhtigan aynu ku jiro waxa aad mooda in dadku ay hayaan ugu jiraan sidii ay u gaadhi lahayeen wadamada Yurub iwm,dadka safaradaasi ku jiraa  Somalida oo kaliya maahan ,balse waxa aad moodaa in dunida oo dhami ay fikirka hayaanka wada qabaan.
Hadaba wadamadan marka aad timaado shayga ugu muhiimsan ee laga helaa waxa uu yahay sharciga wadanka aad ka hesho,

Maxaynu Marxuumiintena dhintay loogu magac.daraa koob ciyareed-ka

 Waxaa baryahan caado inoo noqotay,wax la yidhaahdo koobka cayaraha ee loo qabto marxuum hebel midkuu doono ha ahaadee , waxa aad moodaa in