Thursday, 24 November 2016
Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey
Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey
Qaybtii u danbaysay .
Qisooyinkan noocan ahi ,waa kuwo ku badan bulshadeena aadna uga dhex dhaca,isla markaasi waxa ay u baahan yihiin in casharo laga barto,balse aan sheeko ahaan amma madadaalo aan loo qaadan.
Waxaa halkii inooga sii socon doonta ,sheekadeenii ,taasi oo inoo maraysay ,gabadhii yarayd oo ku guulaysatay in ay suuqa badhtan kiisa ka qabato wadaadkeedii oo mudaba dhuumalaysi kaga jiray.
Waxa kalee oo iyadana aynu ka warhaynay in labadoodiiba la isku geeyay saldhig boolis oo meesha ka dhawaa kadib markii dadkii iyo Boliskii goobta ugu yimi ay kaxeeyeen wadaadkii oo xaalkiisu kacsan yahay.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
-
Maxay af-Soomaali ku noqoyaan magacyada bilaha, iyo maalmaha? Imisa qaybood ayey maalintu ka koobantahay? Xilliyadana magacood? Dad badan ba...
-
Shan Soomali oo wada socdoo Calan ku sheekaysa , Gabaygani Shiinley waxa uu bilaabay, markii ay joogsatay Silsiladii la magac baxday ’’ Si...
-
Sheeko dareen leh: Agoonkii guusha gaaray … May 24, 2016 Abdulahi Abdikariin Takar Leave a comment Shaafici waa wiil dhallinyaro ah da’di...
No comments:
Post a Comment