Thursday, 27 April 2017

Xumaanta heesaha.

Kafadda xumaanta iyo midda  wanaaga, iyamaad Heesaha saari lahayd?
Nin kamida dadkii aadka u wanaagsanaa ee noolaa qarniyadii muslimiintii hore,ayaa waxa uu u yimi nin ka mida imaam yaduu waawaynaa ee muslimiinta kaasi oo aha Ibnu Cabaas ,isaga oo doonaaya in uu su'aal waydiiyo.

Wednesday, 26 April 2017

Qiso cajiib ah: Xerowgii Diinta khaladka ka fahmay iyo xaalkisii.W/Q.Khadar Aar.

Xer ama Xeraw hadaad maqasho ,waxaa markiiba maskaxdada kusoo dhacaaya in ay tahay koox Dineed isu urursatay in ay bartaan ama ay dadka baraan aqoonta iyo barashada Diinteena Islamka ah.

Friday, 21 April 2017

Halgamagii hindiya

Waxa aan qormadan kooban ku eegi doona ama aan diirada ku saaraynaa mahadhooyinkii halgamaagii caanka ahaa ee hindiya u dhashay,waxa aynu wax ka tilmaami doona qaar ka mid ah astaamihi iyo aragtiyihii uu lahaa halgamaagani iyo xidhiidhka dadka afka soomaliga ku hadlaya iyo siyaasiyiintoodu

Wednesday, 19 April 2017

Tuesday, 18 April 2017

farmajo

Doorashadii Farmaajo Puntiland waxa ay ku wayday Raysal-wasarahii.W/Q.Khadar Aar.
Dorashadii dalka Somaliya oo maanta lagu kala calafqaaday, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo codod aad u badan kaga guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud, waxa kaloo meesha kasoo ifbaxay in Puntiland iyana ay waydo Raysalwasarahii ay

ilays


Monday, 17 April 2017

Maaraynta Isbedbedelka ku Yimaada Qiimaha Shillinka Somaliland

Falsada cilmiga dhaqaalaha ee buugaagta lagu dhigtaa inta badan wuxuu ku sallaysan yahay fikirka (theory) ka jira waddamada reer galbeed ee xaga dhaqaalaha horey ugamaray sida Maraykan iyo Yurub. Waana falsadda loo yaqaano (capitalism) ama Hantigoosadka.
 Falsafadaasi dhibkeedana way leedahay, haddana inta badan waa falsafad laysla qaatay oo maanta dawladaha adduunka badidoodu ay ku hogaamiyaan siyaasadooda dhaqaale. 

Sunday, 16 April 2017

Abooyo iyo Abaayo caybaan u aqaana midna haygu odhan ! WQ.Khadar Aar

Wakhtigan aynu ku jiro waxa aad mooda in dadku ay hayaan ugu jiraan sidii ay u gaadhi lahayeen wadamada Yurub iwm,dadka safaradaasi ku jiraa  Somalida oo kaliya maahan ,balse waxa aad moodaa in dunida oo dhami ay fikirka hayaanka wada qabaan.

Saturday, 8 April 2017

Reer Somaliland-now Bajuuni maaha cay, balse waa Qabiil jira!!

Waxa aad moodaa wali in aanay Somaliyi aanay isbaran, xataa hadii ay muddo dhawr iyo labaatan sano ay dawlad wada lahayd,inkastoo aanay khasab ahayn in aad qabiilkasta halka uu kasoo jeedo aad barato,hadana waxaa kugu waajiba in aad ogaato kalmada aad ku hadlaysaa asal ahaan meesha ay salka ku hayso.