Halkan waxa aad ka daawan kartaan Muuqaalkii ugu horeeyey ee laga Duubay Cabdikariim Sh Muuse (Qalbi-dhagax) oo sida muqaalka ka muuqata ku xidhan hal qol oo yar isla markaana aan lahayn haba yaraatee wax Iftiin ah,taasi oo la odhan karo waa mid loogu talagalay.
Waxa kaloo uu muuqaalkani uu tusinayaa qofkasta oo caqli ku jiro, in aanu Cabdikariim ahayn nin iskii u doortay in uu Itopiya la heshiiyo,taasi oo wakhtiyadan danbe dadka lagu marin habaabinaayo.Waxa kaloo Muqaalkan kaaga muuqanaysa bahdilka iyo rafaadka ka muuqda Cabdikariim iyo waliba iyada oo Toosh jidhikiisa lagu ifinaayo sidii Bahal lasoo qabtay.
https://www.youtube.com/watch?v=7nP0Jffo2kU
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
-
Maxay af-Soomaali ku noqoyaan magacyada bilaha, iyo maalmaha? Imisa qaybood ayey maalintu ka koobantahay? Xilliyadana magacood? Dad badan ba...
-
Qofkasta oo Facbook lihi ,ha ogaado in Facbookisu uu yahay meesha kaliya ee lagu ogaado lagana qiimeeyo ,qofka aqoontisa, garashadiisa iyo...
-
Dhafarka iyo hurdo la'aanta waxaa laga dhaxlaa dhibaatooyin badan oo kala duwan. Maadaama caalamku is badalay oo habeenkii iyo maalintii...
No comments:
Post a Comment