Saturday, 31 December 2016

CASUUMADII IYO MASHQUULKII MOBILKA.

Wakhtiyadan danbe waxaa Dunidan aynu ku nool nahay kusoo kordhay alada Intienetka,taasi oo dadka badan kiisii ka dhigtay kuwo had iyo goor mashquul ah isla markana aanay jirin wax ay haleelayaan.

Friday, 30 December 2016

Xantii qurbaha oo xadhkaha goosatay !! WQ/Khadar Aar.

Xantu in ay xun tahay qofna halkan uga sheegi maayo,waayo ma jiro qof jecel in la xanto,qofkastaba waxa uu dadka ugu neceb yahay qofka loo sheego in uu xamanayay.
Qoraalkan ugama jeedo in xanta iyo xumaanta ay leedahay aan

Tawxiidka Ilahay ,yaan laysku-kiin dirin .WQ/Khadar Aar.

Waxaa baryahan inagu soo badanaaya gaar ahaan baraha warbaahinta sida WhatsApp iyo Facbooka iwm ,qoraalo dadka loogu sheegaayo in hadii ay Tawxiidka Ilahay  لا إله إلا الله ,5-10-12- iwm ay ku cel-celiyaan  in 5 ama 10 casho gudahood ay ku heli doonaan wixii ay u baahnayeen.

Thursday, 29 December 2016

waa maxay

Hadii aynu nahay Somali,waxaa la inagu xantaa in aynu ka mid nahay dadwayga hadalkoodu aadka u dhaadheer yahay ama dhawaqoodu uu yahay mid aanay dadka qaar u adkaysan karin,waxaa laga yabaa in aad aragto inta badan dad Somali ah oo dadkale oo ajaanabi ahi ay ku leeyhiin hadalka hoos u dhiga.

Maxaa inoogu wacan in marka aynu hadlayno, dhawaaqeenu dheeraado ?

Hadii aynu nahay Somali,waxaa la inagu xantaa in aynu ka mid nahay dadwayga hadalkoodu aadka u dhaadheer yahay ama dhawaqoodu uu yahay mid aanay dadka qaar u adkaysan karin,waxaa laga yabaa in aad aragto inta badan dad Somali ah oo dadkale oo ajaanabi ahi ay ku leeyhiin hadalka hoos u dhiga.

Thursday, 22 December 2016

ayatal kulrsi

اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَنْ ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاو ;َاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَئُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ

Friday, 16 December 2016

sheeko layaable

waxaan halkan

Abooyo iyo Abaayo caybaan u aqaana midna haygu odhan !

Wakhtigan aynu ku jiro waxa aad mooda in dadku ay hayaan ugu jiraan sidii ay u gaadhi lahayeen wadamada Yurub iwm,dadka safaradaasi ku jiraa  Somalida oo kaliya maahan ,balse waxa aad moodaa in dunida oo dhami ay fikirka hayaanka wada qabaan.

Friday, 2 December 2016

Aboowe iyo Abaayo caybaan u aqaana midna haygu odhan !

Wakhtigan aynu ku jiro waxa aad mooda in dadku ay hayaan ugu jiraan sidii ay u gaadhi lahayeen
wadamada Yurub iwm,dadka safaradaasi ku jiraa  Somalida oo kaliya maahan ,balse waxa aad moodaa in dunida oo dhami ay fikirka hayaanka wada qabaan.

Abooyo iyo Abaayo caybaan u aqaana midna haygu odhan !

Wakhtigan aynu ku jiro waxa
aad mooda in dadku ay hayaan ugu

Daawo- Khubadii Jimcaha Ee Dr Siciid Maxamed Faarax Uu Ka jeediyey masjidul Cumar Cismaan

Dahqalahii itobiya oo hoos u dhacay.

Dhaqaalaha Itoobiya ayaa hoos ugu soo dhacay ,boqolkiiba sideed, intii u dhaxaysay
2015/2016 taas oo ah meeshii ugu hoosaysay muddo toban sano ah.