Saturday, 28 January 2017

dhibatada haysata dawladaha afrika

Xiliga abaarta casharo kama barano ,xiliga Roobka iyo Raxmadana kayd iyo biyo ma dhigano, aqoon yahan keenuna waa aqoon laawe.

Qoraalkan waxa aan doonayaa in aan kaga hadlo abaaraha markasta inagu

dukankaasi

Halkee loo marayaa dukankaasi

Dukamada halkee laga galayaa


Dukamada halkee laga galayaa.

Qofkasta oo dukan furtaa hadana waxa uu raba in hortiisana kireeyo ama uu ku ganacsado

Sunday, 15 January 2017

abaar

Xiliga abaarta casharo kama barano ,xiliga Roobka iyo Raxmadana kayd iyo biyo ma dhigano, aqoon yahan keenuna waa aqoon laawe.

Qoraalkan waxa aan doonayaa in aan kaga hadlo abaaraha markasta inagu soo noq'noqonaya ee aynu markaliya u la,nahay xal iyo xeelad aynu kaga gudubno ,Ilahay sw waxa uu garaadka iyo caqliga inoo siiyay in dhibaato kasta oo inagu dhacda aynu ka fikirno qaabkii iyo hanaankii aynu uga gudbi lahay.

abaari mahayso

Abaari inama haysee , aqoon'darraa inna haysa!WQ/Khadar Aar.

Xiliga abaarta casharo kama barano ,xiliga Roobka iyo Raxmadana kayd iyo biyo ma dhigano, aqoon yahan keenuna waa aqoon laawe.