Sunday, 15 January 2017

abaari mahayso

Abaari inama haysee , aqoon'darraa inna haysa!WQ/Khadar Aar.

Xiliga abaarta casharo kama barano ,xiliga Roobka iyo Raxmadana kayd iyo biyo ma dhigano, aqoon yahan keenuna waa aqoon laawe.


Qoraalkan waxa aan doonayaa in aan kaga hadlo abaaraha markasta inagu soo noq'noqonaya ee aynu markaliya u la,nahay xal iyo xeelad aynu kaga  gudubno ,Ilahay sw waxa uu garaadka iyo caqliga inoo siiyay in dhibaato kasta oo inagu dhacda aynu ka fikirno qaabkii iyo hanaankii aynu uga gudbi lahay.